Sirdoonka Sacuudiga oo qorsheynaya dilka rag saaxiibo la ahaa Jamal Khashoqji

Sirdoonka Mareykanka ayaa laamaha amaanka Norway la wadaagay macluumaad sheegaya in halis xaga amnigiisa shaqsiyeed ah ay soo wajihi karto Iyad El-Baghdadi. Ninkan oo ahaa qoraa u dhashay dalka Falastiin, ayaa saaxiib dhow la ahaa wariyihii ay sirdoonka Sacuudiga ku dhex dileen qunsuliyada Turkiga, ee Jamaal Kashoqi. EL-Baghdadi ayaa magangalyo Norway ka helay sanadkii 2015, … Continue reading Sirdoonka Sacuudiga oo qorsheynaya dilka rag saaxiibo la ahaa Jamal Khashoqji